opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wakiilka Puntlandtv ee kismaayo oo Xabsiga lootaxaabay

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Ciidamada Nabad Sugida Jubbaland ayaa wax yar ka hor Xabsiga u taxaabay Wariye ka tirsan Wariyaasha Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose.

Wariyaha la xiray ayaa lagu Magacabaa Cumar Yasiin Cumar waana Wakiilka Tefishinka Puntlandtv ee Magaalada kismaayo .

Wariyaha ayaa lagu xiray hadal uu ku qoray Bogga Facebooga oo uu kaga hadlayay Ciidamadii Saaka la Wareegay Xarunta Doorasha Aqalka Hoose ee ka socotay.

Ciidamada ayaa Cumar Yasiin kaso qabtay Gurigiisa oo ku yaalo Xaafadda Farjano ee Magaalada Kismaayo.

Ciidamada Nabad Sugida ayaa Wariyaha waxa ay ku xireen Xarunta Nabad Sugida e loo yaqaano fi’aad oo ku taalo bartamaha Magaalada Kismaayo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook