opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Waqtiga Uu Furmayo Wadahadalka Puntland iyo Galmudug +Cod+Sawirro

dscn77431
FacebookTwitterGoogle+Share

Magalada Gaalkacyo Maanta Waxaa soo Gaaray Wafdi uu Horkacayay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug  Mudane Cabdi kariin Xuseen Gulled , Waxana Wafdiga ay isugu jiraan Xubno Matalaya Barlmaanka galmudug , Golaha wasiirada iyo Sidoo kale Xubno ka mid ah  Aqalka Hoose ee Galmudug matalaya iyo Xubno iyaguna Matalyay Aqalka Sare ee Galmudug

Wafdiga Madaxweynaha aya Waxa ay kulamo Hoose la Qaadanayan odayaasha Magalada Gaalkacyo iyadoona laga Wada Hadlayo Qaabkii la isgu afgaan lahaa Heshiis la Qorsheynayo bari in uu ka dhaco Gaalkacyo.

Afhayeenka Maamulka Galmdudug Cabdifataax Roob Da’ay ayaa  sheegay in uu dib u dhacay kulankii maanta ay yeelan lahaayeen Madaxda Puntland iyo Galmudug, isagoo sidoo kale sheegay in maalinta berri ah Gaalkacyo lagu qaban doono kulan looga hadlayo colaada Gaalkacyo.

 

 

dscn77571 dscn77431 dscn77361 dscn77331-1 dscn77331 dscn76681 dscn76251 dscn76111

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook