opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka socday Koonfurta Mudug

2016107636114078657392010gaalkacyo
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaanka Dumaaye ee gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in saaka xaalada ay degan tahay.

Ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug iyo sidoo kale dadka degaanka ayaa ku sugan degaano hoos yimaada degmada Xarardheere .

Al-Shabaab ayaa gacanta ku haya degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Al-Shabaab iyo dadka degaanka dumaaye ayaa muddo ku dhow todobaad waxaa dhexmaraayay dagaal xoogan oo geystay khasaare kala duwan.

Dagaalkan ayaa u dhaxeeyay Dagaalyahano ka tirsan Shabaab iyo sidoo kale Dadka Degaanka, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Shabaabka Dadka Degaanka ay ku amreen in ay bixiyaan waxyaabo Shabaabka ay u yaqaanaan Zakawaadka, waxaana arrintaasi ka hor yimid Dadka Degaanka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook