opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii Muqdisho +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay wadada sida Goob Joogayaal ay Warbaahinta ay u xaqiijiyeen.

Warar ayaa sheegaya in inta uusan Qaraxa dhicin wadada ay u xirneed Ciidamada Ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya maadaama la sheegay Madaxweynaha Soomaaliya uu halkaas ka dhawaa.

Kooxda Al Shabaab ayaa Masuuliyadda Qaraxaasi dusha u ritay kaas oo sheegeen in khasaaro ay ugu geysteen Ciidamo kuwa dowladda Federaalka ka tirsan.

Waxaa lagu soo warramaya in Gaariga qarxay lala bartilmaamsan rabay Kolonyada Madaxweynaha oo la filayay in halkaas ay soo maraan.








????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook