opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

“Warbaahinta ayaa ka maqlay in la iga guuleystay, Aniga inan Hoolka galo waa la ii diiday” +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arimaha Dibada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Khaalid Cumer Cali ayaa sheegay in laga masuq maasuqay Kursii uu u tartami lahaa ee Aqalka Hoose ee Magaalada Baydhabo.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in isagoo sugay in tartanka uu ka war helay in qof kale uu u tartamayo kursigiisa.

Waxa uu sheegay in Muddo saacado ah lagu celiyay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo laguna war geliyay in Kursigiisa qof kale ku guuleystay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook