opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wariyaal isku badalay Nabadoono kana Shiray Colaada Gaalkacyo iyo qaabka lagu Joojin karo +Sawirro+Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Kulankaani Maanta Bartmaha Magalada Gaalkacyo ay ku yeesheen Hogaanada Ururada Suxufiiyinta Puntland ee MAP iyo Ururka saxafiyiinta Gobolka mudug ee Galmudug iyo saxafiyinta labada dhinac ayaa waxaa ay kaga hadleen sidii Suxufiyiinta ay uga qeyb qaadan lahayeen Nabada iyo Dib heshiinta Gobolka Mudug.

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gobolka mudug ee Galmudug Burhaan Cabdulahi Xaashi ayaa sheegay in loo baahan yahay in weriyaasha ay ka shaqeyaan nabad iyo dib heshiinta dalka isagoona ku baraarujiyay saxaafada gobolka mudug in ay u hiiliyaan nabada

Dhinac kale Feysal Qaliif Bare oo ah gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Puntland ee MAp ayaa sheegay in ujeedka kulan uu yahay sidii weriyaasha ay xooga u saari laheyeen nabadda iyo sidii la isku soo dhaweyn lahaa shacabka ku nool Gobolka mudug.

Feysal Qaliif Bare Hoos kadhagayso Puntland

Burhaan Cabdulahi Xaashi hooska dhagayso Galmudug

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook