opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Gudaha DF oo ku soo baxay Doorashada Aqalka Hoose

images
FacebookTwitterGoogle+Share

Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG Maamulka Koofur Galbeed waxaa Maanta ka socota Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Cusub ka soo galaya Degaanada Koofur Galbeed.

Doorashada oo Maanta ku socota si Habsami leh waxaa ku soo baxay Dhowr Mudane oo ka mid noqday Xubnaha Cusub ee Aqalka Hoose.

Mas’uuliyiinta ku soo baxay Doorashada Maanta waxaa ka mid ah Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Nuur iyo sidoo kale Saalim Cali Ibrow.

Ammaanka Caasimadaha Maamul Goboleedyada oo ay Doorashadu ka socoto ayaa si weyn loo adkeeyay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook