opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wasiirada Arimaha Gudaha, iyo kan Amniga Jubaland oo Laga raacdesytay Baledxaawo

lates3
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka ka imaanaya Magaalada B/Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa ku soo waramaya in goor dhow halkaa uu ka dhacay dibadbax balaaran oo ay dhigayeen dad careysan.

Dadka isku soobaxa soo abaabulay ayaa ka careysnaa Derbiga Dowlada Kenya ay ka dhiseyso Xaduudka Somalia ay la wadaagto Kenya kaas oo dowlada Kenya ay dib u bilawday.

Waxaana dibadbaxa uu sababy in Wafdi ka socday Jubbaland ay isaga cararaan Magaalada Beladxaawo kadib markii dadka ay ka soo horjeesteen qorsha Maamulka Jubbaland ay wado oo u cuntami waayey dadka Reer B/Xaawo.

Wafdiga Wasiirada ayaa waxaa ka mid ahaa wasiirka Arimaha Gudaha, Wasiirka Amniga iyo Taliyaal Ciidan kuwaas oo dadka u sheegay in ay xasarada yareeyaan oo wadahadal u diyaar garoobaan.

Maalmihii Dambe Dowlada Kenya waxaa ay dib u bilowday Derbiga tuhunka badan uu ka dhashay ee ay ka dhisayso xadka labada dal iyadoo Masuuliyiin kenyaan ah ay sheegen in 75 cisho lagu dhameystirayo dhismaha derbiga.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook