opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka mid noqday Aqalka Hoose ee Galmudug

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa Maanta ku guuleeystay ka mid noqoshada Xubanaha Aqalka Hoose ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Wasiir Odawaa ayaa ku soo baxay 46 Cod,waxaana uu ka Guuleystay Egn. Dhaga-cadde oo helay 5 Cod.

Dorashada Aqalka Hoose ee Galmudug ayaa si Habsami leh uga socota Magaalada cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook