opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wasiirka Macdanta iyo batroolka Soomaaliya oo loo diiday in uu u tartamo Aqalka Hoose +Sababta

w
FacebookTwitterGoogle+Share

War Saxaafadeed kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa lagu cadeeyay in Wasiirka Macdanta iyo batroolka Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim loo diiday in uu Tartamo Aqalka hose ee Baarlamaanka kadib markii uu hareermaray Xeerka Doorashada.
Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa ku eedeeyay Wasiirka in uu hareer maray dhamaan qawaaniinta iyo habraacii u degsanaa doorashooynka, waxaan Wasiirka la sheegay in uu isku dayay in uu laaluush uu siiyo xubno katirsan Guddiga Dooarshooinka.

Halkan ka Aqriso War-Saxaafadeedka Guddiga kasoo baxay.

jup_1 w

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook