opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Waxaan doonayaa in lasoo Saaro Messi oo kale hadii kale ciqaab ayaa dhici doonta

14620908561
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha dalka Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un ayaa ka dalbaday Macalimiinta Kubada Cagta dalkiisa in ay soo Saaraan Cayaartoy la heer ah Xidiga dalka Argentina ee Lionel Messi.kaas oo ah kan Caalamka ugu fiican.

Kim Jong-un” Waqooyiga Kuuriya Waxaa soo maray Cayaartoy Waa weyn Waana kuwii Talyaaniga ka badiyey Koobkii aduunka 1966 dii Maxaa hada loo heli la yahay Cayaartoydaas oo kale 50 Sano kadib waa in lahelaa weliba Cayaartoy la mid ah Lionel Messi oo matesha dalkeena.

Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un,ayaa sidoo kale Su aal ka keenay Sababta dalkiisu ugu jiro kaalinta 126 aad qiimeynta FIFA isla markaana uu ula mid yahay dalalka Armenia iyo Ethiopia Waxaana uu amray in deg deg loo furo Iskuulo lagu barto kubada Cagta lana soo saaro Cayaartoy Tayo leh waxaana uu hadalkiisa ku daray Hanjabaad.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook