opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Wiilka Rooney oo la saftay Aabihiis, ka dib markii +SAWIRRO

p
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa la arkay wiilka uu dhaliyay kabtanka kooxda Manchester United Weyn Rooney ee Kai oo xiran maaliyada kooxda Tottenham xili ay la socoto hooyadii Coleen Rooney.

Kai ayaa tababar la qaata kooxda juunyarta ee Manchester United laakiin waxa la arkay isaga oo wata maaliyada goolhayaha kooxda Tottenham ee Hugo Lloris taasi oo qiimo ahaan joogta £50-Gini.

Laakin saaxiibo ku dhaw ayaa sheegay in Kai uu ka xanaaqsan yahay xushmad darada ay ku hayaan kooxda United aabihiis taas ayaana sababtay in wiilka Rooney u xirto maaliyada koox kale oo aan ahayn Red Devils.

Coleen Rooney takes her eldest son Kai out - with the youngster dressed head to toe in Spurs gearThe kit is often seen worn by Spurs' French number one Hugo LlorisRooney is happy at United despite a torrid season and often takes his three sons on the pitch at Old TraffordKai currently trains with the Manchester United youth setup

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook