opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xagjirnimada Gacan ka hadalka ku saleysan Grace Center of Peace and Development (GCPD)

9
FacebookTwitterGoogle+Share

Grace Center of Peace and Development (GCPD) ayaa qabatay Siminaar looga hadlayay Xagjirnimada gacan ka hadalka ku saleysan iyo Quruxda Diinteena Islaamka.
doodaan ayaa waxay ahayd mid aad ukulul oo dirada lagu saarayay waxa keena xagjirnimada iyo inay tahay mid aan Islaamka kaliya ku koobneen oo ay tahay mid diimaha dhan wadaagaan.
Doodaan waxaa kasoo qayb galay marti sharaf aqoon dheer u leh arimahan iyo waliba dadwaynaha kunool magaalada Oslo ee Caasimada Dalka Norway.
Ugu horayn waxaa furay Gudoomiyaha Ururuka Grace Center of Peace and Development (GCPD) C/khaadir Diriye isagoo sharaxaad dheer kabixiyay waxa loogaga hadlayo dooda iyo inay doonyaan inay bulshada ubidhaamiyaan xagjirnimada inaysan ahayn mid xitaa kkukoban diin ee ay tahay waxa qofku aaminsan yahay nooceetahayba isla markaasna uu doonayo inuu dadka qasab kugeliyo taasoo keenta Gacan kahadlka.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook