opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xidhibaankii Sedexaad oo kamid noqonaya Aqalka Hoose oo lagu doortay Cadaado +Sawirro

mahad-salaad
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa Goor dhaw la doortay Xildhibaan Qaasim Maxamed Jaamac oo noqday Xildhibaankii Saddexaad  ee Aqalka Hoose ee Galmudug.

Doorashada Maanta ka dhacday Magaalada Cadaado ayaa waxaa ku soo baxay saddex Xildhibaan,waxaana illaa Maalmaha soo socda socon doonta Doorashada Xildhibaanad.

Saddexda Xildhibaan ayaa kala ah.

1- Ganacsade Saciid Nuur Giriish.

2- Mahad Maxamed Salaad.

3- iyo Qaasim Maxamed Jaamac.

Xildhibaanada Dowladda Galmudug ka soo galaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Maanta la doortay ayaa ka soo jeeda Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb Beelaha Dega.

 

Xildhibaan Qaasim Maxamed Jaamac oo kasoo jeeda Beesha Madhibaan ayaa horey uga mid ahaa Baarlamaanka Federaalka ee waqtigiisu dhamaaday waxa uuna Xildhibaankan la dhashay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe)

mahad-salaad 4-1 01-1 2-4






mahad-salaad 4-1 01-1 2-4

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook