opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xiisad ka dhex Qaraxday Wasiir Maareeye & Madax dhaqmeedka Beeshiisa +Video

maareeye-1
FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiirka Warfaafinta Dawlada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta Shaaciyey inuu Dacwad ka gudbiyey ISIMKA Beeshiisa, Iyadoona mudooyinkan ay muqdisho ka taagnayd Muran ka dhashay Kuraasta gobolada Waqooyi.

Maareeye ayaa wuxuu sheegay in sharciga lagu kala bixi doono, Wuxuuna sheegay in mid kamid ah Madax dhaqameedka Beeshiisa uu dacwad ka yahay, Kaasi oo maanta ku eedeeyay inuu Afduubtay Suldaan, Wuxuuna sheegagay inay arintaasi soo Abaabuleen Boqorka Beeshiisa, Maamulo iyo Musharixiin uu sheegay inay isaga Sharafta uga Ciyaarayaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook