opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhbaan Ka Dhex Aadaamay Golaha Barlamaanka Israel + Video

FacebookTwitterGoogle+Share

Xildhibaan asalkiisu Carab yahay katirsan baarlamaanka Isra’il ayaa ka dhex aadaamay fadhi ay lahaayeen Baarlamaanka Israa’il, kadib markii uu ka carooday go’aamo kasoo baxay Xukuumada uu hogaamiyo Ra’isul Wasaare Benjamin Netanyahu.

Mudanahan oo lagu Magacaabo Axmed Dayib ayaa xili uu khudbad jeedinayay kagana hadlayay Sharci cusub oo Xukuumada Isra’il ku so rogtay masaajida ayaa mar qura bilaabay in uu aadaamo isaga oo Mikarafoonka heesta.

Xildhibaanada Baarlamaanka fadhiyay qaarkood ayaana la yaabay Mudanahan geesinimada badan muujiyay una hiilinayay diinta Islaamka iyo dadka uu matalo kana soo horjeeday sharciyada cusub ee lagu soo rogayo gobaha cibaada gaar ahaan Masaajida.

Waxa uu si kulul u cambaareeyay Xildhibaankan Ra’isul Wasaaraha Israa’il, waxa uuna tilmaamay in uu fashilmi doono isku day kasta uu wato Ra’isul Wasaaraha uuna wax ugu dhimayo diinta Islaamka, isagoona cadeeyay in Xukuumada Israa’il wado olole Islaam naceb ah.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook