opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhibaan Cabdi Barre Jibriil oo kaqeyliyay Wasiiro ka Tirsan Puntland +Cod

xildhibaan-cabdi-barre-jibriil
FacebookTwitterGoogle+Share

Xildhibaan Cabdi Barre Jibriil oo kamid ah mudanayaasha barlamaanka Somalia ayaa eedeyn kulul u jeediyay xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland oo uu sheegay in qaarkood ay u adeegayaan xasan Sheikh Maxamud.

Hadalkan oo aan horey looga baran ayuu sidoo kale ku sheegay in soo xulista xubnaha aqalka hoose ee Puntland ay galaangal ku leedahay dowladda isaga oo mas’uuliyadda arintaas dusha u saariyay xubno ka tirsan golaha wasiirada.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook