opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhibaan Cabdi Samad oo isku day dil ka badbaaday

FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ee Xilligiisu uu dhamaadka yahay C/samad Macalin Maxamuud iyo Odayaal la socday ayaa Maanta lagu Rasaaseeyay Magaalada Godinlabe ee Gobolka Galgaduud.

ayaa ka baxay Magaalada Dhuusamareeb,waxaana uu ku siijeeday Magaalada Cadaado oo Xarun KMG ah u ah Maamul Goboleedka Galmudug.

Rasaasta lagu furay Xildhibaanka iyo Odayaasha la socday ayaan jirin wax Khasaare ah oo ka dhashay,waxaana sidoo kale aan la ogeyn Cidda ka dambeysa Rasaasta lagu Furay Wafdiga.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook