opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhibaan Cadeeyay inay Xoog iyo Lacag u sheegteen Shaqsiyaad Garab ka haysta Shariif Xasan” +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Xildhibaanka oo ka tirsanaa Baarlamaankii waqtigiisu dhamaaday ee Dalka ayaa sheegay inay Beeshiisu lahayd kursiga lagu murmay ee maamulka k.galbeed kaasi oo uu xaqiijiyay inay ergooyin aan Beeshiisa ahayn ugu codeeyeen shaqsiyaad kale kuwaasi oo gacan ka helaya Madaxweyne SHariif Xasan Sheekh Aadan,

waxa uu shaaciyay Xildhibaanku inuu talaabadan ka mas’uul yahay Gudoomiyaha Gudiga Federaalka ee doorashooyika K/galbeed Mursal kaasi oo ka joojiyay ergooyinka Beshiisa inay u codeeyaan Xubnaha u tartamayay xildhibaanka Beeshaasi.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook