opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhibaan Cismaan Diiriye kulane Gaas Magaca Puntland Waxa uu ku soo qaatay Lacago ka badan 3 Malyan oo dollar +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Maamulka Puntland oo la hadlay warbaahinta ayaa Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas waxa uu ku eedeeyay in uu musuq maasuqay lacag loogu talagay shacabka ku nool Deegaanada Puntland.

Waxa uu sheegay lacagtaasi in Dowladda Federaalka ay ugu deeqday shacabka ku nool Deegaanda Puntland, islamarkaana Madaxweyne C/wali Maxamed Cali Gaas uu lacagtaasi isdaba mariyay.

Xildhibaan Cismaan Diiriye kulane oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Saddex Milyan iyo Labo Boqol oo kun ay ku maqan tahay gacanta Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas.

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa la kulmaya caqabado kala duwan, kuwaas oo uga imaanaya Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook