opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhibaan Jeesow oo Beeniyay inay Siyaasad ku Dagaalamayaan Beeshiisa iyo Beel kale oo Dagaal ka dhexeeyo”  +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Xili ay sii kordhayaan Qasaaraha ka dhashay Dagaal Culus oo Maleeshiyo Beeleedyo hubeysan oo wada daga Gobolka Hiiraan ay ku dhex mareen duleedka Magaalada Baladweyne ayaa waxaa soo baxaya warar shegaya in Muranka Beelaha uu ka dhashay Ujeedooyin Siyaasadeed oo laxiriira Doorashooyinka,

Xildhibaan Daahir AMiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada ka soo Jeeda mid ka mid ah Beelaha uu dagaalku ka dhexeeyo ayaa sheegay in Ujeedooyinka Siyaasadeed aysan ahayn Xaqiiqooyin dhab ah taasina waxa uu ku tilmaamay inay la isaga hor keenayo Beelaha Hiiraan.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook