opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhibaano kamid noqonaya Aqalka Hoos oo maanta lagu dooranayo magaalada Muqdisho

FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada Xildhibaanada Aqalka hoose ku matalaya Beelaha Banaadiriga , waxaana si weyn loo adkeeyay amaanka goobta loo qorsheeyay in ay doorashada ka dhacdo.

Waxaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho kulan looga arinsanayay doorashada Xidhibaanada Beelaha Banaadiriga ee ka dhaceysa magaalada Muqdsho iyo sidii loo adkeyn lahaa amaanka xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis oo lagu wado in doorashada ka dhacdo.
Guddiga Darooshooyinka Dadban ee Heer Federaal ayaa dhawaan shaaciyay in doorashada Xidhibaanada Aqalka hoose ee Beelaha Banaadiriga iyo Xildibaanada Aqalka sare iyo Aqalka hoose ku matalaya gobolada Waqooqi lagu qabanayo magaalada Muqdisho.
Xildhibaanada Aqalka Hoose doorasahdooda ayaa wali ka socota qaar kamid ah gobolada dalka, waxaana la doortay inta badan Xildhibaanada Aqaka hoose ku matalaya Baarlamaanka cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook