opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xiriirka Caf oo soo Saaray Liiska Cayaartoyda u Tartamaysa Xidiga Africa

131952_heroa
FacebookTwitterGoogle+Share

Xiriirka kubada Cagta qaarada Africa ee Caf ayaa Waxa ay soo saareen Liisaska Cayaaryahanka ugu fiican qaarada Africa iyo Xidigaha ugu fiican inta ka dheesha Gudaha qaarada Africa.

Cayaartoyda la soo bandhigay ayaa lakala Saari doona 5 ta bisha Janaayo 2017 Waxaana laga soo dhex saari doonaa Cayaaryahankii ugu fiicnaa qaarada Africa iyada oo sidoo kale lagu dhawaaqi doono Xiligaas Xidiga ugu fiican qaarada Africa.

Hadaba Waa kuwee Cayaartoyda lasoo Saaray Liiskooda.

African Player of the Year
Pierre-Emerick Aubameyang (Gabon & Borussia Dortmund)
Riyad Mahrez (Algeria & Leicester City)
Sadio Mane (Senegal & Liverpool)
Mohamed Salah (Egypt & Roma)
Islam Slimani (Algeria & Leicester City)

African Player of the Year (Based in Africa)
Khama Billiat (Mamelodi Sundowns & Zimbabwe)
Keagan Dolly (Mamelodi Sundowns & South Africa)
Rainford Kalaba (TP Mazembe & Zambia)
Hlompho Kekana (Mamelodi Sundowns & South Africa)
Denis Onyango (Mamelodi Sundowns & Uganda)

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook