opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xiriirka Kubada Cagta Somaliya Oo soo Saaray Malinta La ciyaari Doono supar-cup -ka Somaliya

fot
FacebookTwitterGoogle+Share

Xiirka kubada cagta Somaliya ayaa maanta ku dhawaqay in la ciyaari doono kulanka Supar- cup ka Somaliya maalinta jimcaha oo taariqda ku beegantahay 11- bishan .

Supar kabaha Somaliya waxaa sanadkan uu dhax mari doonaa kooxaha Banadir Sports iyo Kooxda Jeenyo .

jeenyo ayaa todobaad ka hor waxey ka qaaday kooxda Banaadir finalaha koobka Jeneral Du’uud .

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook