opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xisbiga Ucid Oo Faysal Cali Waraabe u Doortay Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbigaasi

faisal-cali_aa_01-jpg
FacebookTwitterGoogle+Share

Shirweynihii ay qabsadeen garabka uu hogaamiyo gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa maanta doortay musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi.
Ergooyinka ka qayb galay shirkaasi ayaa Faysal Cali Waraabe u doortay musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi.

Maxamed Xasan Shabaash oo gudoominayey shirka lagu doortay musharaxnimada Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu yidhi “ Shirka waxa fadhiyey 133 xubnood waxa faysal Cali Waraabe u doortay musharaxa madaxweyne ee xisbiga 94 xubnood, Maxamed Jaamac Cabdi oo la tartamayeyna waxa u codeeyey, laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 09/11/2016 musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid waa Faysal Cali Waraabe.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook