opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xubnaha aqalka hoose ee Hirshabelle oo maanta lagu dooranayo Jowhar

FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa lagu wadaa in maanta ay ka bilaabato magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe doorashada qeybtii ugu horeysay xubnaha aqalka hoose ee maamulka Hirshabelle.

Guddiga doorashada dadban ee Hirshabelle ayaa horey shaaciyey shaxda sida beeluhu ay ugu loolami doonaan kursiga illaa 13 kursi oo maanta la rabo in lagu kala baxo.

Kursiga ugu adag ee lagu dooranayo Jowhar ayaa waxaa iska leh Beesha Warsangeli Abgaal, iyadoo ay ku loolami doonaan saddex musharax oo kala ah C/qaadir Cali Cosoble, Muxiyaddiin Xasan Jurus iyo Xuseen Raagge Shiiraar.

Dhaqaale boqolaal kun oo dollar gaaraya ayaa kursigan ay ku bixinayaan musharaxiinta ku tartamaya, iyadoo aan la saadaalin kari musharaxa ku soo bixi doona.

Amaanka goobta doorashooyinka aqalka hoose ay ka dhacayaan ee magaalada Jowhar ayaa si weyn loo xoojiyey, waxaana doorashadu ay qaadan doontaa saacado badan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook