opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xuseen Maxamuud Xirsi Isma fahmayno Gudiga Galmudug Gudi dheeraadban u bahanahay +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Iyadoo la magacaabay gudi labada dhinac ah oo Galmudug iyo Puntland ka socda kuwaasi oo loogu tala galay xalinta xiisada Gaalkacyo.

Labada Gudi ayaa shalay isku qilaafay wada hadalka xiisada Gaalkacyo kafib markii puntland diiday in ciidanka lakala qaado.

Xuseen Maxamuud Xirsi oo ka tirsan Gudiga Puntland ayaa ka hadlay sababta leesku qilaafay iyo halka ciidankooda la rabaan.

Waxaa kaloo uu ka waramey iyo labada gudi aysan isku fahmi karin isla markana gudi kale rabaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook