opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Yaa go’aan ka gaari doona Doorashada Madaxweynaha +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Dadban ee Dalka Abuukaate Cumar Cabdulle Maxamed (Cumar Dhegey) oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in Baarlamaanka cusub ee soo socda uu go’aan ka gaari doono xiiliga ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Waxa uu sheegay Gudoomiyaha in ilaa iyo hada la doortay in ka badan 140 xildhibaan, islamarkaana waqtiga kooramka xildhibaanada uu ku furmi lahaa ay ka harsan yihiin ku dhowaad 30 xildhibaan.

Waxa uu sheegay hadii ay soo dhameystirmaan xildhibaanada shaqada Guddiga in ay ku wareegi doonto xildhibaanada cusub, islamarkaana ay sidoo kale la wareegi doonaan Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweyna Soomaalya.

Sida uu qorshuhu ahaa 30-ka Bishan November oo maalmo qura ay ka harsan yihiin ayaa waxaa lagu balansanaa in ay dhacdo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook