opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Yuusuf Garaad oo ugu danbeyn noqday Wakiilka Somalia u fadhiya QM

yusuf-garad
FacebookTwitterGoogle+Share

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa waraaqihiisa aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay wakiilka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Q/Midoobay.

Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo dhowaan tegay dalka Mareykanka ayaa ugu danbeyn si rasmi ah u noqday wakiilka Soomaaliya ee UN-ka xilkan oo loo magacaabay Bishii May 2016.

Waxay ku qaadatay muddo 4 sanadood ah markii uu siyaasadda ku soo biiray inuu jago rasmi ah qabto, kadib 2012 oo uu isu soo sharxay xilka madaxweynaha Soomaaliya, isagoo ka tegay shaqadii saxafinimo ee uu ku soo caan baxay.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook