opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Zlatan Ibrahimovic oo sheegay Magaaladii ugu Fiicneyd ee uu ku Noolaado +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Weeraryaahnka Manchester United ee Zlatan Ibrahimovic oo ku soo Noolaaday Magaalooyin badan oo qaarada yurub ah ayaa ka sheekeeyey Magaaloyinka ugu Nolosha wanaagsan ee uu soo maray.

Zlatan Ibrahimovic oo Sanado ku soo Noolaa Magaalooyinka kala ah Amsterdam, Turin, Milan, Barcelona, Paris ayaa sheegay in magaalada Manchester ay tahay Midii ugu fiicneyd ee uu abid ku noolaado sida uu u sheegay TV ga Naadigiisa ee MUTV.

Xidiga dalka Sweden ayaa sidoo kale amaanay Magaalooyinka Milano iyo Paris waxaase uu leeyahay waxaan ka doortay oo aan aad uga helay Nolosha Magaalada uu hada deganyahay ee Manchester.

Ibrahimovic ayaa Markii ugu Horeysey ee uu Magaaladaan yimid Heshiiskana lagaaray Manchester United Waxaa ladajiyey Radisson Blu Hotel balse si lama filaan ah ayuu uga Guuray Markii uu ku eedeeyey in uusan lahayn meelihii uu u baahnaa oo ay kujirto barkadaha lagu dabaasho waxaana uu degay Guri weyn ku yaala bartamaha Magaalada Mancheter.

1 2 3 4 5 6 7 8

Views All Time
126

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook