opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Aadan Saransoor oo cadaalad daro ka tirsanaya doorashada baydhabo ka dhacday +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Xaaladda magaalada Baydhaba ee gobolka Baay ayaa kacsaneyd 24-kii saac ee la soo dhaafay, kadib markii xiisad ay ka dhalatay doorashada Aqalka Hoose.

Waxaa jira eedeymo ku saabsan musuq maasuq la sheegay in lagu sameeyay doorashada Aqalka Hoose ee baarlamanka Somalia ee Baydhaba ka socoto.

Siyaasiga Aadan Saransoor ayaa ka mid ah dadka tirsanaya in caddaalad darro lagu sameeyey.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook