opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Akhri Magacyada xildhibaanada Aqalka hoose ee maanta ka dhacday Jowhar +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Illaa shan xildhibaan oo ka mid noqonaya Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada ku soo baxay kuraasta Aqalka hoose ayaa horey muddo dheer ka tirsanaa Baarlamaanka, halka sidoo kale ay jiraan xubno cusub oo doorashadaan ku soo baxay, waxaana ay kala yihiin Xildhibaanada la doortay.

1-Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre 32 cod.
2-Maxamed Cumar Ceemooy 26 cod.
3-Mina Xasan Shibis 27 cod.
4-Farxiyo Maxamuud Dhaqane 43 cod.
5-Dahabo Suusow 27 cod.

Magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah gobolada dalka ayaa waxaa weli si habsamoi leh uga socda doorashada xildhibaanada cusub ee baarlamanka Somalia oo hadda lugaha la galeysa qeybaheedi dambe, waxaana doorashooyinkan badankood hareeyey musuq maasuq aan lala gaban iyo awood sheegasho.

1 2

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook