opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan oo u hanjabay M/weynaha Hirshabelle +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Gudoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Hiiraan, Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa hanjabaad culus u jeediyay Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle, Cali Cabdulaahi Cosoble.

Hanjabaada Mr. C/fitaax Xasan Afrax ayaa ka dambeysay kadib markii lagu bahdilay sida uu sheegay doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka socda Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh.Dhexe.

Waxaa Afrax uu tilmaamay in dhibaatooyin kale duwan uu kala kulmay Doorashada Xildhibaanada ee ka socota Magaaladaasi.

Isagaoo hadalkiisa sii wata ayaa waxuu cod dheer ku sheegay in uusan ka hari doonin shaqsiyaadka is-hortaaga ku sameeyay ololihiisa.

Shaqsiyaadka uu tilmaamay Mr. C/fitaax Xasan Afrax in is-hortaagasi ay ku sameeyeen ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle, waxuuna qeexay in uu Maxkamad la tiigsan doono.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook