opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Halkee ku Danbeeyeen Wada Hadaladii Galmudug iyo Puntland Kadib Dagaalkii Gaalkacyo +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Kadib Dgaaalo iyo Colaada dib ugu soo Laab laabtay Mgaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug Waxaa Wali aan hirgalin Heshiisyo iyo Wada Hadalo labada Dhinac ay ku Yeesheen Magaalada Gaalkacyo si Xal looga Gaaro Colaada Magaada Gaalkacyo.

Heshiisyada iyo Wada Hadalada aya la sheegay in wali aan si rasmi ah u dhaqan galin madama wali dadka ay ka shaki qabaan rasaas iyo xabado aan xad lahayn oo kadib dagaalkii gaalkacoy magalada ku soo kordhay ,xabadaha aya la maqlaa xiliyada dadka gaalkacyo ay jiifaan ee saqda dhexe

Hadaba Warbixin xiiso badan ayaan ku eegaynaa Halka ay ku danbeeyeen Heshiisyo Hordhac ah oo Galmudug iyo puntland ay gaalkacyo ku gaareen ,Heshiisyadaasi oo ay Garwadeen ka ahayeen Ra,iisul wasaraha somaliya iyo sidoo kale Beesha Caalamka waxana sidoo kale warbixinta uga hadli doona waxa hortaagan in Nabada Gaalkacyo si wadajir ah labada dhinac ay uga wada Shaqeeyaan.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook