opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Macalinka Swansea City waa Macalin Musqulaha u isticmaala sida ilmo 3 Sano jir ah

FacebookTwitterGoogle+Share

Cayaaryahankii hore ee Xulka dalka Maraykanka Jimmy Conrad ayaa ka sheekeeyey hab dhaqanka Macalinkii hore ee USA hadana ah Hogaamiyaha Naadiga Swansea City Bob Bradley kaas oo ay 3 Sano isla shaqaynayeen.

Jimmy Conrad”Premier League Waa horyaal aad u fiican balse Waxaa Jooga Macalin u dhaqma sida Canug yar ee 3 Sano jir ah kaas oo marka uu Musqulaha isticmaalayo inta dharka iska siibo isaga oo daba qaawan ku kaleetiya Musquasha.

Xidigihii hore ee Xulka dalka Maraykanka Jimmy Conrad oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri Waan lashaqeeyey inta aan ka barto Bob Bradley waana Nin dheerti ah Maskax ahaana waxa uu lamid yahay wiil yar oo 3 Sano jir ah Gaar ahaan marka uu Muqulaha isticmaalayo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook