opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo Mooshin laga keenay + Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Xildhibaan Bashiir Faaqid oo ka mid ah Xildhibaanadii Gudbiyay Mooshinka ka dhanka ah Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubaland ayaa sheegay inay XIldhibaanadi Saxayaan Qaladaad uu Galay Madaxweyne ku xigenka Maamulkaasi,
Qodobada loo Cuskaday Mooshinka ayaa Xildhibaanku Qaar ka mid ah shaaciyay isaga oo ugu baaqay XIldhibaanada kale ee Maamulka Jubaland inay ku Biiraan Saxiixa Mooshinka XIlka looga Qaadayo Maxamuud Sayid Aadan,
Maxamuud Sayid Aadan oo ah Mas’uul ka soo Jeeda Gobolka Gedo ayaa lagu dhaliishan yahay Qodobo kala duwan oo ay ugu horeyso Doorashooyinkii Xildhibaanada Aqalka sare iyo Aqalka hoose ee ka dhacay Kismaayo kuwaasi oo ay Beeluhu Cadaalad daro ka tirsanayaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook