opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Man Utd Oo Dhagaha Ku Dhufatay West Ham, Xili Arsenal Garoonkeeda Lagu Jiid Jiiday +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Martial iyo Zlatan Ibrahimovic ayaa ka caawiyay kooxda Manchester United in ay ku garaacaan West Ham 4-1 quarter-finalka tartanka EFL Cup ciyaar ka dhacday Old Trafford.

United ayaa hogaanka qabatay kaliya labo daqiiqo markii ay soctay ciyaarta, Ibrahimovic, ayana dhaliyay kubad ka timid Henrikh Mkhitaryan ayaa

Laakiin West Ham ayaa isla qeybtii hore waxaa usoo barbareeyay ciyaaryahankii hore ee United Ashley Fletcher, kaasoo David de Gea dhaafiyay kubad uu kasoo beniyay markii hore Dimitri Payet.

Martial ayaa kooxda martida loo ahaa daqiiqadii saddexaad ee qeybtii labaad, hogaanka siiyay narki uu dhaliyay kubad uu ka laaday meel 14 yards ujirta goolka.

Ninka reer France ayaa 3-1 ka dhigay ciyaarta ka dib markii uu caawinaad fiican ka helay Antonio Valencia ,waxaana goolka afarad raacsaday waqtigii dhimashada Ibrahimovic.

Man Utd ayaa haatan wajihi doonta semi-finalka kooxda Hull City kulamo laba lug ah oo dhici doona 9 iyo 23 January, iyadoo Southampton iyo Liverpool ay sidookale kulmi doonaan.

Dhinaca kale Arsenal ayaa la garaacay markii qasaaro 2-0 ay kala kulmeen kooxda Southampton oo marti u aheyd.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook