opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Mas’uul Xil ka soo Qabtay Puntland oo Shaaciyay Magacyada Raga Hurinaya Dagaalada Gaalkacyo”+ Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Xili ay sii kordhayaan Dagaalada ku soo noq noqonaya Magaalada Gaalkacyo ayaa Mas’uuliyiin kala duwan oo ka hadlay waxa ay sheegeen inay jiraan xubno ka mid ah Madaxda labada dhinac oo dano gaar ah ka baadi goobaya Dagaalka Qasaaraha dhaliyay ee ku soo noq noqonaya Magaalada Gaalkacyo,

Gudoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Pudug u qaabilsanaa Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigeey) oo ka hadlay Dagaalka Gaalkacyo ayaa si Kulul u Cambaareeyay Danta SHaqsiyadeed ee ku jirta Dagaalkaasi,

Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigeey) ayaa si Xog Ogaal nimo ah uga hadlay taariiqda ay soo Martay Gaalkacyo iyo Mansabka Gaarka ah ee Magaaladaasi ay mudan tahay inay ku DHowraan SHaqsiyaadka u horseeday Dagaalka dhiigu ku daadanayo.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook