opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Mesut Ozil Oo Ku Dhawaaqay Hadal Wadnaha Jaray Taageerayaasha Arsenal

FacebookTwitterGoogle+Share

Mesut Ozil ayaa shaaca ka qaaday sida ay suurtagal u tahay in uu dib ugu laabto Real Madrid kadib markii uu hakad geliyayb wadahal heshiis cusub uu ugu saxiixayo kooxda Arsenal.

Kubadsameeyaha 28-sano jirka ah ayaa 134 kulan u saftay Gunners tan iyo markii £ 42.5 uu ugu soo biiray kooxda Madrid ka sanadkii 2013, laakiin waxaa aad loola xiriirinaya inuu dib ugu laabto Bernabeu

Warar horaantii Isbuucaan soo baxay ayaa sheegayay in Ozil uu hakiyay wadahadalkii uu kula jiray Arsenal, waxaana suurta gal ah inuu dib ugu laabto La Liga mar kale.

Wargeyska Spain ee Marca ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Madrid ay isku diyaarineyso qorshe ay markale dib ugu soo ceshaneyso Ozil.

Laakiin taageerayaasha Arsenal ayaa ogsoon hadda in Ozil, ay tahay inuu sii joogo kooxdiisa kadib markii uu qaab ciyareed la jeceleystay uu muujiyay.

Ozil ayaan qaran jaceylka uu u qabo in maalin uun uu dib ugu ciyaaro kooxda ka dhisn caasimada Spain ee Madrid.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook