opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Meydadka Cayaartoydii Kooxda Chapecoense oo Tiradooda lashaaciyey+Sawiro

FacebookTwitterGoogle+Share

Dowlada dalka Colombia ayaa shaaca ka qaaday in ay diyaariyeen Meydadka Cayaartoydii Naadiga dalka Braziil ee Chapecoense kuwaas oo isniintii diyaarad kula bur burtay dalkaas.

Waxaa shaaca laga qaaday in ay Geeriyoodeen 19 ka mid ah Cayaartoydii Kooxda Kubada Cagta Chapecoense 3 na ay ladagaalameyso sidii ay uga soo kaban lahaayeen dhaawacyo aad u culus oo gaaray,

Meydadka Cayaartoyda ayaa lasheegayaa in loo duulin doono dalka Braziil halkaa oo lagu aasi Goob lagu Xasuusan doono waxaana Kooxda Chapecoense Markaan ay kujirtaa Xaalad aad u xun maadaam aysan haysan wax Cayaartoy ah oo u dheesha,

Kooxda dalka Braziil ee Chapecoense ayaa diyaarad kula dhacday Gudaha Colombia Xili ay u socdeen in ay dheelaan Lugta koowaad Koobka lamidka ah Europa League Waxa ayna la Cayaari lahaayeen koox dalka Colombia oo lagu Magacaabao Atletico Nacional balse masiibo ayaa ku dhacday.

1 2 3 4 5 6 7

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook