opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Nabadoon Cali Diiriye Alloore oo Banaanka keenay sida uu u fashilmay Heshiiskii Xabad Joojinta Galkacyo +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Nabadoon Cali Diiriye Alloore oo ka soo jeeda dhinaca Galmudug ayaa sheegay in ay socdaan Saan-Saan colaadeed, isagoo sheegay in ay labada dhinac ee Puntland & Galmudug dagaalameen saacadihii ugu dambeeyey.

Alloore ayaa sheegay in ay jiraan xiisado colaadeed oo ay dhinacyada abaabulayaan, ayna jiraan xiisado meelo badan laga abaabulay.

Cali wuxuu sheegay in xabaddu aysan istaagin tan iyo markii la heshiiyey, isagoo sheegay in la weeraray goobo ay deganayeen ciidamada Galmudug.

Nabadoonkan ayaa beeniyey in ay jiraan ciidamo ka socda dawladda Faderaalka oo kusugan magaalada Gaalkacyo.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook