opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

“War colaada naga joojiya, haddeydaan xitaa joojinayn, bal hakiya inta abaaraha lagu jiro, si roob loo elo,” +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Gudoomiyaha gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliiif ayaa maanta ku dhawaaqay in colaada ka taagan magaalada Gaalkacyo la hakiyo inta abaaruhu ka jiraan dalka, si ilaaheey raxmadiisa loo helo islamarkaana loo aqbalo Roobdoonta magaalada Gaalkacyo labadeeda dhinac laga sameeyay.

“War colaada naga joojiya, haddeydaan xitaa joojinayn, bal hakiya inta abaaraha lagu jiro, si roob loo elo,” ayuu yiri gudoomiyaha gobolka Mudug Xasan Khaliif Abgaalow oo maanta Gaalkacyo kaga qeyb galay salaad roob doon ah.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook