opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xildhibaanada ka soo Jeeda Gobolada Woqooyi oo Jawaab Kulul u Diray Madaxda Maamulka Putland” +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Xili dhawaan Maamulka Puntland uu soo saaray Go’aan ka dhan ah Doorashada Xildhibaanadii ka imaanayay Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa Madaxda Dalka ee ka soo Jeeda Gobolada Woqooyi waxa ay Walaac ka muujinayaan Caqabadaha la rumeysan yahay inay kaga imaan karaan dhinaca Puntland,

Xildhibaan Xiis Muuse Cowl ayaa sheegay in Siyaasiyiinta ka soo Jeda Somaliland ay marayaan wadiiqadii loo qorsheeyay Doorashada kuwaasi oo aan diyaar u ahayn inay Dalka ka sameyaan Musuq maasuq la xiriira Doorashada,

waxa uu Xildhibaanku Jawaab u diray Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Cumar Cameey oo uu ku sheegay shaqsi aan ku Habooneyn XIlks uu hayo Hadalkiisuna aanu Miisaan u lahayn.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook