opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Beesha Caalamka oo Ka Hadashay Arinta Ka Taagan Maamulka Galmudug +Cod

Share

Beesha Caalamka ayaa waxa ay ka hadashay dhawaaqii ka soo yeeray xubno ka mid ah Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug, kaas oo ku aadanaa in ay xilka ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

Saaxiibada daneeya arrimaha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin QM, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Talyaaniga, Belgium, Netherlands, Sweden ayaa war saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen waxa ay ku sheegeen in ay ka walaacsan yihiin khilaafka u dhaxeeya xubnaha xildhibaanada iyo Madaxweynaha Galmudug.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Beesha Caalamka oo Ka Hadashay Arinta Ka Taagan Maamulka Galmudug +Cod”

  1. mohamed sulub says:

    dhibatada somaliya waxa ugu wacan wa Besha Calanka,markasta oo wax dhacaan waxay yirahdan wa kawalacsanahay,wax qabad mamujiyan qolada qaldan mashegan,Hadalo maldahan oo mel loroco aan laqoon ayey shegan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook