opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Chelsea oo loo diiday Vidal

Share

Kooxda Chelsea ayaa si lama filaan ah ugu dhaqaaqeysa soo xera gelinta xidiga ka tagaya West Ham ee Dimitri Payet kadib markii ay bishan ku guul dareysteen saxiixa qadka dhexe ee Bayern Munich Arturo Vidal.

Wargeyska The Sun ayaa ogaanaya in tababare Antonio Conte uu doonayay Vidal, laakiin macalinka ay isku dalka yihiin ee Carlo Ancelotti ayaa diiday inuu iibiyo xidigii hore ee Juventus.

Si kastaba, Conte ayaa la aamisan yahay in bishii hore uu £38m ku dalbaday Vidal, laakiin laga soo diiday, sidaas saxaafada ayaa ogaatay.

Laakiin xaalada ayaa isbadali karta hadii kooxda Stamford Bridge ka dhisan ay kordhiso qiimaheeda maadaama ay suuqa galinayaan lacagtii £60million ee ay ka heleen iibinta Oscar.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook