Crystal Palace oo si lama filaan ah kula wareegtay Evra

Kooxda Crystal Palace ayaa ku dhow iney heshiis la gaarto daafaca mudada dheer garoomada kusoo jiray ee Patrice Evra

Ciyaaryahankan ayaa ogolaaday inuu usoo duulo London si uu ugu biiro kooxda Palace, sidaas waxaa sheegeysa Sky in Italy.

Waxaa la fahansan yahay in Palace ay heshiiska ciyaaryahankan ka dulqaaday kooxo kale oo ay kamid tahay naadiga Sevilla.

Si kastaba halyaygii kooxda Man United ayaa la filayay inuu ku laabto Old TRAFFORD hase ahaatee haatan waxaa ay umuuqataa inuu ku biirayo Crystal Palace.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook