opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

C/Wali Sh Ibraahim Muudey oo kugulaystay Guddoomiye ku Xigeenka 1aad Barlamanka Fedralka

Share

Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee barlamaanka Soomaaliya ayaa loo doortay C/Wali Sh Ibraahim Muudey kaas oo helay codadkii ugu badnaa.

Muudey ayaa tartan adag la galay musharaxa Faarax Sh C/Qadir, waxaana ugu danbeyn ku guuleystay inuu helo codadkii ugu badnaa.

Tirinta codadka ayaa soo dhamaatay waxaana uu C/Wali Muudey helay codad ka badan 165 halka Faarax C/Qaadir uu isna helay codad gaaraya 93 cod.

Doorashada ayaa soo dhamaatay waxaana gudiga uu geli doonaa doorashada gudoomiye ku xigeenka labaad oo haatan bilaabaneysa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook