opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Galmudug wasiirkii xilka laga qaaday oo diiday +Cod

Share

wasiirka arrimaha Gudaha Maamulka Galmudug Jaamac Xasan Salaad oo bixinaayay Wareeysi gaar ah oo uu kaga hadlayay Xilka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweyne Guuleed ayaa si cad u sheegay war la yaab leh oo uu ka yiri kulan ay Magaalada Cadaado ku yeesheen Wasiirada Maamulkaasi.

Wasiir Jaamac ayaa lagu eedeeyay in maanta uu kulan ay yeesheyn qaar kamid ah golaha Wasiirada Galmudug ka sheegay in ay dhacday Xukuumada Galmudug iyo Madaxweyne Guuleed.

Arrin taas ayaa loo tirinayaa in ay soo dadajisay xil ka qaadista Wasiirka arimaha gudaha Maamulka Galmudug uu ku sameeyay Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed oo isagu hada kusugan Magaalada Cadaado siweyna uga soo horjeestay talaabo xildhibaanada Galmudug qaar kood ay Codka kalsoonid ugu diideen.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook