opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Madaxweynaha Galmudug oo xilka ka qaaday Wasiir Caan ah

Share

Wareegto goordhaw kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xilka looga qaaday Wasiirkii Arimaha Gudaha mamaulkaasi Mudane Jaamac Xasan Salaad.

Wasiirka Xilka laga qaaday ayaa lagu eedeeyay xil gudasaho la’aan iyo in uusan kasoo qeyb galin shirarka ay magaalada Cadaado ku yeeshaan Golaha Wasiirada maamulkasai sida lagu sheegay Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Guuleed.

Xilka qaadista uu sameeyay Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa imaaneysa xili dhawaan Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug ay dhanooda sheegeen in ay kalsoonida kala noqdeen C/Karin Guuleed.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook