Mahad Abiib oo Wareesi Dheer siiyay TV2ga Norway +VIDEO +SAWIRRO

Tvga caanka ah ee Tv2 ayaa wareesi dheer layeeshay Mahad Abiib oo ah wiil dhalinyaro Somaliyeed oo dalka Norway kunoolaa Mudo 17 sano ah oo lagala noqday dhalada dalka Norway.
Mahad Abiib ayaa ah Bioingeniøren bartay cudrada faafa weliba waa ninkii badbaadiyay gabar Norwegian ah oo kusoodhacay cudurki qatarta ahaa ee IBOLA tasoo Airporka markii laga soodajnayay Helkopter loogaga sooqaaday laguna keenay Ispitlak weyn ee uu kashaqeeyo Mahad,taasoo mahad kashaqeynayay badbaadinteeda Saacado badan sida uu sheegay Tv2 markuu kahadlayay taariikhda Mahad Abiib.

Mahad abiib ayaa Udi da horey ugu eedaysay inuusan somali dhalad ahayn ee uu kayimid Jabuti .
mahad ayaa somaliya kakeenay waraaqo cadaynaya somalinimadiisa laakin way diideen inay aqoonsadaan cadaymaha u layimid Mahad.

 
HALKAN KAGAL SI AAD UDAAWADO WAREESIGA MAHAD ABIIB

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook